Kabtabka kooxda liverpool
Kabtan Virgil van Dijk ayaa sheegay in “horumar” laga gaaray wada xaajoodyada ay Liverpool kula jirto heshiis cusub. 33-sano jirkaan ayaa qandaraaskiisu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana daafaca dhexe uu sheegay bishii Maarso “wax fikrad ah kama haysto” haddii uu sii joogo Anfield. Daafacan ayaa ka mid ah seddex ciyaaryahan oo magac sare leh oo…