Diyaarad Helicopter AUSSOM Ah Oo Ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Maamulka Ayaa Xaqiijiyay In Uu Dab Ka Kacay Iyo Shaqaaqadii Ay Wadaan.
Muqdisho, – Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee AUSSOM ayaa saaka burburtay xilli ay doonaysay inay ku degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaaradan oo ka soo kacday Balidoogle ayaa waxaa la socday 8 qof oo saarnaa xiliga uu shilku dhacayay. Kooxaha gurmadka degdega ah ayaa si deg deg ah u xakameeyey…
